Quseyn

About Techyleaf

Nagu Saabsan

Mareegtani waa mareeg lagu baahiyo wararka, sooyaalka, suugaanta iyo arrimo badan oo quseeya beelweynta Surre. waxaadna ka heleysaa xogo kusaabsan gobollada, degmooyinka, tuulooyinka iyo deegaannada beelaha Surre ay sida gaarka ah u dagaan ama wax ka dagaan iyo ogaalka beelweynta Surre sida abtirsiinta iyo faraca beelweynta ama sida ay beelweynta Surre u kala baxdo gaar ahaan beelaha, jilibyada/jufooyinka iyo duddooyinka ama jilib hoosaadyada.

Post a Comment

Contact Form