Dhalinyaro ka timid magaalada Gaalkacyo oo kulan soodhawayn ah loogu sameeyay duleedka magaalada Miirjiicley ee gobalka Galgaduud

    Dhalinyarada magaalada Miirjiicley ee gobalka Galgaduud ayaa Kulan soo dhaweyn iyo isbarasho ah ugu sameeyay duleedka magaalada Miirjiicley dhalinyaro ka timid magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug. 

Kulankaan ayaa ahaa mid daaran sidii dhalinyaradu isaga kaashan lahaayeen horumarinta dalka iyo dadkaba. 



Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form