Caleema saarka ugaaska beesha Reer Aw Caddow oo ee Fuqu Muxumed Baay

Caleema saarka ugaaska beesha Reer Ow Caddow

Santarka Xiintoy ee hoostaga degmada Doolow Baay ee gobolka Afdheer ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa lagu caleema saaray ugaaska beesha Reer Aw Caddow oo kamida 12 jilib ee beesha Fiqi Maxamed baay ee beelweynta Surre. 

Xafladda caleema saarka ugaas Macalin Cabdi Cabdulaahi waxaa ka soo qaybgalay ugaaska guud ee Fuqu Muxumed Baay ugaas Gaarane Ugaas Aadan, culumo udiin, waxgarad, odayaal dhaqameed iyo bulshada qeybaheeda kala duwan. 

Ugaaska waxaan leenahay noqo mid la mahadiyo xilka culus ee laguu igmadayna allaha kula garab galo.
W/q: Cabdulaahi-shaam

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form