Shirar looga arinsanayo sidii heshiis looga gaari lahaa xiisad colaadeed oo ka taagan deegaanka Laandheer oo u dhaxeeyo magaalooyinka Huurshe iyo Caabudwaaq

Shirar looga arinsanayo sidii heshiis looga gaari lahaa xiisad colaadeed oo ka taagan deegaanka Laandheer oo u dhaxeeya Huurshe iyo Caabudwaaq ayaa u socda beelaha Surre iyo Mareexaan. 

odayaasha iyo waxgaradka labada dhinac ayaa isku howleen sidii looga baaqsan lahaa colaad iyo dirir dhex marta labada beelood, waxaana waanwaanta labada dhinac qeyb ka ah wufuud DFS iyo maamul goboleedka Galmudug isugu jiraan iyo labada ugaas ee beelaha Surre iyo Mareexaan iyo maamullada degmooyinka Xeraale iyo Caabudwaaq, waxaana la isku afgartay in xiisaddaas la dhameeyo colaadna laga baaqsado. 

Fadlan si aad marwalba noola socoto like saar page-ka, 
Sidoo kalana Like, share iyo comment dhiirri galin bay nootahay ee hannaga bakheylin mahadsanid.
W/q: Cabdulaahi-shaam

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form