Shir ka dhacay deegaanka Qalaanqale ee hoostaga degmada Xeraale oo looga arinsanayay daminta xiisad colaadeed oo u dhaxeyso beelo walaalo ah

Shir looga arinsanayay nabad kuwada noolaanshaha iyo daminta xiisad colaadeed una dhaxeeyay beelaha walaalaha ah ee daga degmooyinka Dhuusamareeb iyo Xeraale ayaa maanta lagu qabtay deegaanka Qalaanqale ee hoostaga degmada Xeraale, 

waxaana shirka kasoo qeybgaleen wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda federaalka Somalia iyo dowlad goboleedka Galmudug 

Ugu dambayn labada dhinac ee shirka kasoo qaybgaleen ayaa dhameeyeen xiisaddii ka dhalatay ceelka laga qodayay deeaanka Qalaanqalle ee degmada Xeraale

waxayna odayaasha iyo waxgaradka beesha Ceyr ay beesha Surre ka raalli galiyeen carqaladeynta iyo xiisaddii ka dhalatay ceelka laga qodayo deegaanka Qalaanqalle taasoo ay beesha Surre soo dhaweeyeen.
W/q: Cabdulaahi-shaam

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form