Kulan dhiirrigalin ah oo loo sameeyay kooxda fanka ee degmada Boholgaras
Gudoomiyaha gobolka Gedo iyo afhayeenka Gobolka ayaa dhalinyarada ku dhiira galiyey in ay ka shaqeeyaan nabada iyo hormarka dadka Somaliyeed, inta ay fanka wadaana bulshada ka wacyi galiyaan falalka xun xun