Qeydaro, Mudug, Somalia
Bidhaan quruxliyo Baladkii Bilicdaay
Bartaan ku dhashey Gurigii Dhaqankaay
Baxsanti Nabadiyo Burjigii Udugaay
Rabaa Barakiyo Qeydaray kubiloo
Burhaana ku siiyey Awood lahoo
Waxad tahey Balad hanan lahoo
Ruuxii Bishareya Allow baxsanow
kusii barakeeh Qeydarooy.
Abdulkadir Haji Bashir