Xaflad lagu taageerayay midowga musharaxiinta Saleebaan Cabdalle ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb

Xaflad lagu taageerayay midowga musharaxiinta Saleebaan Cabdalle oo ay ka qeybgaleen odayaasha dhaqanka, haweenka iyo waxgaradka beelaha Saleebaan Cabdalle ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug.

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form