Home Booqashadii iyo soodhaweyntii gudoomiye Mahad Cabdalle Cawad ee deegaanka Lajiide ee degmada Xeraale Surre •May 10, 2022 Booqashadii iyo soodhaweyntii gudoomiye Mahad Cabdalle Cawad ee deegaanka Lajiide ee degmada Xeraale Gudoomiyaha ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay deegaanka Lajiide ee hoostaga degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud. Asagoona usii gudbi doona deegaannada Dusmaaley, Miirjiicley, Huurshe, Laanqeylo, Mayeeraan iyo tuulooyin kale. Facebook Twitter