Guddoomiye Mahad Cabdalle Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo soodhaweeyay deegaanka Dusmaaleey

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha shacabka mudane Mahad Cabdalle Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo soodhaweeyay deegaanka Dusmaaleey oo hoostaga degmada Xeraale ee gobalka Galgaduud gudomiyaha ayaana deegaanka ka dhagaxdhigay xarun caafimaad oo uu deegaanka yeelan doono waxaana deegaana ka socday mashruuca ceel biyoodkii labaad oo ay dadka deegaanku hirgalinayaan. 

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form