Beelaha Fiqi Muxumed ee Surre iyo beesha Dagoodiye ayaa kulan ku yeeshay degmada Doolow Addo ee gobalka Liibaan

Waxaa maanta kulan kuwada qaatay degmada Doolow Addo ee gobalka Liibaan ee DDS Beesha Fiqi Muxumed ee Surre iyo beesha Daqoodiye waxaana kala Hogaaminayey Ugaas Gaarane Ugaas Aadan iyo wakiilka Wabar Cabdille qaybta Diilharo Ugaas Cumar Yare iyo qarkaloo kamida guurtiga Wabar Cabdile. 

Kulamkan ayaana ka dhacay Hotel Hodan waxayna dhaqanka iyo waxgaradka labada dhinac ka wada hadleen danaha iyo arrimaha labada beelood ee ood wadaagta ah. 

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form