Home beerta Sheekh Abdiqani Sheekh Yuusuf oo ku taala deegaanka Mayeeraan ee hoostaga degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud Surre •June 11, 2022 Halkani waa beerta Sheekh Abdiqani Sheekh Yuusuf oo ku taala deegaanka Mayeeraan ee hoostaga degmada Xeraale ee woqooyiga gobolka Galgaduud Bal sidaa u milicso waxaa in dhahaagu qabanayaan dalagyo kala duwan oo nooc kasta leh Facebook Twitter