Kulan looga hadlayay arrimaha doorashada ee ka taagan degmada Doolow Bay

Ugaaska beesha Fuqu Muxumed ee beelweynta Surre iyo shacabka degmada Doolow Baay ee gobolka Afdheer ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa yeeshay kulan looga hadlayay arrimaha doorashada ee ka taagan degmada Doolow Bay.

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form