Dugsiga Hoose Dhexe Ee Cabdiyow ee magaalada Miirjiicley ayaa lagu soo gabagabeeyay tartan Qur'aanka kariimka

Waxaa soo gabagaboobay tartanka qur'aanka kariimka oo ahaa tartan lagu waynaynayay bisha barakaysan ee Ramadaan kuna tartamayeen ardada dhigata Dugsiga Hoose Dhexe Ee Cabdiyow ee magaalada Miirjiicley

Waxaana halkaan uga mahad celinaynaa dhamaan ardada iyo macalimiinta dadaalkii ay muujiyeen intii uu socday tartanku 

Waxaan ugu damabayntii u hambalyaynaynaa dhamaan ardadii gashay Kaalmaha hore ee tartanka oo kala ah

1. Fardowso Macalin Mahamed cali cabdi
2. Farxiyo Bashiir Maxamuud Isxaaq iyo
3. Shugri xasan maxamed Axmed

Waxaa xusid mudan in dhamaantood ay yihiin gabdho waxaan leenahay dadaalka halkaa kasii wada guulaysta Insha Allah 
__________________Dhamaad_______________
Abdio Primary School 
Waxbarta aan barwaaqo gaarnee

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form