Miirjiicleey madaxtooyada mustaqbalka
Manbaca cilmiga diiniga ah,
Barashada iyo kudhaqanka diinta suuban,
Guriga caalamiintu ay kasoo baxaan
Culimada nooleesay degmada ee duruusta sida joogtada ah aan faaruqin waxaa kamid ah
Caalimka caabidka ah
Shiikh Maxamuud Cali Wacays
Fiqiih caalim iyo zaahidnimo isku darsaday
Shiikh Cali Siciid Beyle
Alaha nuuriyo qalbigiisee waa shiikha magaalada hadda wax barashadeeda gacanta kuhaya shiikiisa shiikh maxamuud ayaa udhiibay asna waa gutay waajibkii wiilnimo
Dhanka hormarka magaalada waxaa udhan waxyaabaha aasaasiga guud ee degmo lahaan lahayd
Sida isbitaalka
Iskuulaadka
Ceelasha matoorka
Wadooyinka
Masaajida
Magaca waa miirjiicleey miir taqwo haddaad ugu yeertaana denbi kuma jiro
Nooleeyso hadda magaaladaada si aad uga maaranto gacmo shisheeye