Garoonka kubadda cagta ee Ali dhere Stadium ee dagmada Xeraale ayaa waxaa maalmahan ka socday koob udhaxeeyay kooxaha kubadda cagta ee degmada Xeraale

Garoonka kubadda cagta ee Ali dhere Stadium ee dagmada Xeraale ayaa waxaa maalmahan ka socday koob udhaxeeyay kooxaha kubadda cagta ee degmada Xeraale waxaana semi-finalka tartanka shalay galab ku kulmay labada kooxood ee kala ah FC Yayer Vs FC Star Team waxayna guushu raacday FC Bayer oo Final ugudbay 

Sidoo kale galabta waxaa wada ciyaari doona labada kooxood ee kala ah FC Dhagabadan VS FC Ali Dhere. 

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form