Odayaal dhaqameed, siyaasiyiin iyo wax garadka beesha Saleebaan Cabdalle ayaa socdaal ay ku marayaan deegaanada ay dagaan beesha Saleebaan Cabdale ku tageen deegaanka Lajiide ee hoostaga dagmada Xeraale ee gobolka Galgadud

Odayaal dhaqameedka iyo wax garadka beesha Cabdale oo ay hogaaminayeen gudomiyaha dagmada Towfiiq: Cabdulqaadir Axmed iyo Suldaan Cali maxamuud Ismaciil ayaa socdaal ay ku marayaan deegaanada ay dagaan  beesha Saleebaan Cabdale ku tagay deegaanka Lajiide ee hoostaga dagmada Xeraale ee gobolka Galgaduud.

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form