Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay kuna beegan sanad guuradii 2aad ee ururka dhalinyarada BIA ama beesha Bah Ina Afrax

Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay kuna beegan sanad guuradii 2aad ee ururka dhalinyarada BIA ama beesha Bah Ina Afrax oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayay ururka dhalinyarada BIA ku doorteen gudoomiye iyo ku xigeenkiisa waxayna ku taageereen shirweynihii Direed ee maalin dhaweyd ka furmay magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotel Ellite. 

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form