Iskutashi tisqaaday hanaanka kor uqaadidda bilicda magaalada Miirjiicley iyo dhireynta

Iskutashi tisqaaday   

Hanaanka kor uqaadida bilicda magaalada Miirjiicley iyo dhiraynta oo ah hanaan ladoonayo in lagu hormariyo magaalada oo ay iska kaa shanayaan xildhibaan Sahal Maxamed Cabdulle oo kamid ah golaha deegaankaaga degmada Gaalkacyo, dhalinyaro ka socotay Gaalkacyo, Ururka Dhalinyarada Kobciye, iyo wasiirka beeraha dhirta iyo daaqa Galmudug wasiir Axmed Nuur xaaji Osman ayaa wajigiisii koobaad laga fuliyay magaalada. 

Miirjiicley ayaa ah magaalada kaliya ee ku taal Galmudug oo si ku tashi ah bulshadeedu u hormarinayso ayidoon wax taageera ah ka helin cidkale. 

Ugu damabayntii waxaan sigaar ugu mahad celinaynaa xildhibaan Sahal Maxamed Cabdulle iyo dhalinyarada ka socotay degmada Gaalkacyo 

Bulsho isku Tashata ayaa hormar gaarta.

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form