Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe ee Dhagabadan ee degmada Xeraale ayaa maanta soo xiray imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad

Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe ee Dhagabadan ee degmada Xeraale ayaa maanta imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad usoo xiray ardayda dhigata dugsiga Dhagabadan oo kamida dugsiyada kuyaalla degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud. 

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form