Taliyaha saldhiga police ka dagmada Xeraale ayaa howlgal shaqo u tagay deegaanka Daaru-salaam ee hoostaga degmada Xeraale
Taliyaha ayaa dadka deegaanka Daarusalaam kala hadlay sidii nabad galyada deegaanka loo xoojin lahaa.
Sidoo kalana ay dadka reer guuraaga ah nabad ugu wada daaqi lahaayeen deegaanka.