waxaa soo gabagaboobay intixaankii sanad dugsiyeedka ee dugsiga hoose dhexe ee degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug

waxaa soo gabagaboobay intixaankii sanad dugsiyeedka ee dugsiga hoose dhexe ee degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug. 
 
Waxaana mahad leh allihii fududeeyey iyo intii kale ee isku howshay howlaha waxbarashada ee degmada oo ay u horeeyaan maamulka iyo macalimiinta dugsiga iyo dadka degmada sida hooyooyin, aabbayaasha, laamaha amminga iyo culumadda degmada. 

Waxaana leenahay horaa loo soconayaa, guul iyo gobanimo.

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form