Beesha Axmed Faarax ee wax dagaan degmada Xarardheere
Buugga xigashada ee hoos ku qoran waxaan kaxumahay beesha ugu badan beelaha dagan miyiga iyo magaalaba in marna marti ka noqotay magaalada marna magaceeda looqoray si qaldan beesha Ahmed Farah waa beel inta taariikhda kuqoran ilaa 775 sano daganayd xarardheere waxayna kamid tahay beelaha ugu badan deegaan ahaan dhinaca deexda waxay ubadan yihiin xoola dhaqato sida ariga iyo lo'da sido kale waa kaluumaysato waxay leeyihiin nabadoonno, ugaasyo iyo siyaasiyiin aanan halkaan lagu soo koobi karin tusaale ahaan sida nabadoon (Xasan Weheliye Rooble) (Xasan Mataan) oo ilaa 1930 1960ki ahaa nabadoonka dadka la isku yiraahdo Reer Banaan oo dhan iyo kuwa kale oo farabadan waana buug wax badan kaqoray habkii ay isu xakumi jireen soomaalidu qarniyadii dhexe.
Degmadaan oo ah meel ilaahey ku manneystay qeyraadka sida baddii, xoolihii iyo beerihii intaba. Waxaa kale oo degmada ku teedsan tuulooyin dhowr ah sida. Dhalwo, Dumaaye, Dabagalo, Jowle, Burjirriqo, Gaan, Keynaan, Caad, Cagacadde, Ilbir, Bur-sebriye iyo Deegaan.
http://waaxweynfoundation.com/history.html