Beesha Hogor Cabdi waxey ukala baxdaa saddexda lafood ee kala ah
1. Yuusuf Hogor,
2. Macalin Hogor iyo
3. Waceys hogor
Sidoo kale magaca Hogor waa naaneys waxaana layiraahdaa Muuse Cabdi Cabdalle degaaannada ay beeshu wax ka degto waxaa kamida gobol Bari gaar ahaan Xaafuun, Gargoori iyo Boosaaso.
gobolka sanaag waxay beeshu wax kadagaan Ceerigaabo, Xiis iyo Meydh sidoo kale waxey wax ka degaan dalka Ethiopia Dowlad Deegaanka Soomaalida gaar ahaan magaaalda Godey iyo degaanno hoosyimaadaan.
Hogor Cabdi wuxuu la dhashay Faarax Cabdi oo sii dhalay
1. Aadan Faarax (Laxmar) iyo
2. Fiqi Maxamed Faarax.