Degmada Bacadweyne iyo booqashadii uu degmada ku tagay wafdi uu hogaaminayay madaxweyne Qoorqoor

Degmada Bacadweyne iyo booqashadii uu degmada ku tagay wafdi uu hogaaminayay madaxweyne Qoorqoor. 

Inkastoo sawirqaadayaashu ay wateen camera drone ah hadana sawirradii larabay ee degmada iyo iskusoobixii bulshada reer Bacadweyne umaynan soo bandhigin sida ay usoo bandhigeen kuwa ay kasoo qaadeen deegaannada kale ee uu madaxweynuhu booqday.

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form