Huurshe, Galgaduud, Somalia
Waxaan caawa idinka soo salaamayaa magaaladii barakaysnayd ee Huurshe
Waxaa magaalada si diiran iigu soo dhaweeyay wariye Abdi Ismaciil Ibraahim
iyo qaybaha kale ee dhalinyarada magalada Huurshe,
Waxaan idin kaga soo diyaarin doonaa warbixino aad idiin qanciya insha allah.