Shirka wadatashiga beesha Saleebaan Cabdalle ee ka socday deegaanka Lajiide ee hostaga degmada Xeraale ee gobalka galgaduud.

Gudomiye ku xigeenka labaad ee baralamanka federaalka Soomaaliya mudane Mahad abdaale Cawad, xildhibaano iyo waziiro katirsan maamulka galmudug, ayaa manta ka qayb galay shirka wadatashiga beesha Saleebaan Cabdalle oo maalmahan dambe ka socday deegaanka Lajiide ee hostaga degmada Xeraale ee gobalka galgaduud.

Surre

Beelweynta Surre waa beel kamida beelaha Soomaaliyeed waxayna ka mid yihiin beelaha Direed

Post a Comment

Previous Post Next Post
Surre

Contact Form